Odayaasha Dhaqanka Jubbaland oo ku baaqay in Nabadda laga wada shaqeeyo

0
324
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo ay meel wanaagsan marayaan arimaha doorashada Soomaaliya,sidoo kalana ay muhiimtahay in laga wadashaqeeyo Nabadda iyo  Xasiloonida dalka ayaa Odayaasha dhaqanka Dowlad Goboledka Jubbaland waxaa ay madaxda dalka ugu baqeen in ay ka shaqeeyaan horumarinta Nabadda sidoo kalan ay ka fogaadan wax walba oo Xasilooni darro keeni kara.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here