Odayaasha Dhaqanka Jubbaland oo ka Tacsiyeeyay geeridii ku timid AUN Nabadoon Aadan Cabdi Geeseey

0
260

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Alla u naxriiste Nabadoon Aadan Cabdi Geesay oo ka mid ahaa Odayaasha dhaqanka Jubbaland ayaa waxaa uu ku geeriyooday magaalada Ceel Cadde ee Gobolka Gedo.

Qaar ka mid ah Odaayasha dhaqanka Jubbland ayaa waxay tacsi u direen umadda Soomaliyeed iyo Qoysaskii uu ka baxay nabadoon Aadan Cabdi Geesay.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here