Odayaasha dhaqanka Jubbaland oo ka tacsiyeeyay geeridii AHU Nabadoon Salaad Dheere

0
293
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Rabbi ha u naxariiste waxaa shalay magaada muqdisho ee caasimadda Dalka ku geeriyooday Suldaan Salaad Maxamed,kaas oo bilahaan xanuunsanayay,waxaana maanta geerida Suldaanka ku timid ka tacsiyeeyay qaar ka mid ah Odoyaasha dhaqanka Jubbland oo shir jiraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo.
Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here