Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Nabaddu waa tiirka kobaad ee wada nolashaha bulshada la aanteedna aanay jirin noloL dhamays tiran oo bulshada dhaxdeeda ah
Isdhax galka iyo nabad kuwada nolashaha bulshada ayaa door wayn ka qaata hormarka iyo xasiloonida wadanka waxaana lagama maar maan ah in si wada jira looga shaqeeyo nabada iyo wada jirka.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaaan inooga diyaarisay.