Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka jira sicir barar xoogan oo dhanka shidaalka iyo maciishada ah waxa uuna gaaray heerkii ugu sareeyey.
Odayaasha dhaqanka ee degmada Kismaayo oo xaruntooda kulan ku yeeshay ayaa waxa ganacsatada deegaanka ugu baaqeen in ay u dhimriyaan bulshada maadaama ay dalka ka jiraan abaaro aad u daran.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.