Odayaasha Dhaqanka Jubbaland oo bulshada ugu baaqay in ay ka fogaadaan Qabyaaladda

0
94

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ugaas Cumar Xiireey Afhayeenka Salaadiinta Jubbaland oo ka hadlayay kulanka furitaanka midowga Shaqaalaha Jubbaland,ayaa waxaa uu ka hadlay dhibataada laga dhaxli Karo Qabyaaladda.

Ugaaska ayaana Madaxda Dowladda iyo Ururada Bulshada ugu baaqay in ay si wada jir ah uga shaqeeyaan Nabadgelyada.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here