Odayaasha Dhaqanka Jubbaland oo baaq Nabadeed u diray Beelo ku dagaalamay degmada Diinsoor

0
53
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Odaayasha Dhaqameedka kamid ah kuwa dega deegaanada Jubbaland ayaa baaq Nabadeed u diray beelo walaala ah kuwaas oo ku dagalamay degmada Diinsoor ee Gobalka Bay iyagoona ku baaqay in si shuruud la`aan ah loo joojiyo colaadaasi.
 
Odayaasha Dhaqanka waxay ka shaqeeyaan arimaha ka dhex dhaca beelaha sida dagaalada Sokeeye, dilal beeleedka, dagaalka dhex mara bulshada noocyadeeda kala duwan sida Beeraleyda ,Xoolaleyda.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here