Odayaasha dhaqanka iyo ururka haweenka Jubbaland oo diray baaq nabadeed

0
284

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Odaayasha dhaqanka iyo ururka haweenka Jubbaland ayaa waxa ay baaq nabadeed u direen beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya Degmada walaweyn ee gobalka shabeelaha Hoose iyagoo wax xun ku tilmaamay xaladaha ugu dambeeyey ee laga soo sheegayey Degmadaas.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here