Odayaasha Dhaqanka iyo Haweenka degmada Kismaayo oo iska kaashada ka shaqeynta Nabadda

0
35
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-kashaqeynta iyo hormarinta Nabadda ka jirta Magaalada Kismaayo iyo deegaanada kale ee Jubbaland marka laga yimaado Ciidamada ammaanka suga waxaa laf dhabar u ah Odayaasha Dhaqanka iyo Ururada Haweenka ka dhisan degmada Kismaayo , kuwaas oo u Ol’oleeya jiritaanka Nabad waarta iyo xasilooni ay bulshadu ku wada noolaadaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here