Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah Odayaasha iyo wax garadka Degmada Ceel-waq ee Gobalka Gedo ayaa ka hadlay xaaladda fatahaadda iyo saameynta ka dhalatay, waxayna baaq udireen dhamaan Bulshada Soomaaliyeed.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.