Odayaal dhaqameedka Deegaanka Cabdalla-Biroole oo ka waramay sidii ay u saameysay abaarta

0
147
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Odayaasha dhaqanka deegaanka Cabdalla Biroole ayaa waayadii dambe waday  dadaalo sidii wax looga qaban lahaa saameynta abaarta ay ku yeelatay deegaanadooda.
Deegaanka Cabdalla Biroole wuxuu kamid ah yahay deegaanada ay sida weyn u saameysay abaartii baahsaneyd ee ku dhufatay guud ahaan dalka gaar ahaan deegaanada Jubaland, waxaana Cabdalla Biroole kunool dad badan oo xoolo dhaqato ah.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here