Nidaamka Siyaasada ee 4.5-ka oo caqabad ku noqday Haweenka Soomaaliyeed

0
55

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Nidaamka 4.5 oo la hirgaliyay ka dib burburkii iyo dagaalada sokeeye 1991 dalka ka qarxay ayadoo u jeedadu ahayd in xal loo helo dhibaatada siyaasadeed markaas taagnayd.

Habka 4.5-ku oo ilaa hada Soomaaliya ka shaqeeya ayaa ah mid hab qabiil wax lagu qaybsado marka laga hadlayo saamiga siyaasada, Nidaamka 4.5-ka ayaa ah mid haweenka Soomaaliyed caqabad ku ah oo si buuxda uma helaan saamiga ay xaqa u leeyihiin marka laga eego dhinaca siyaasada iyo Jagooyinka kale ee muhiimka ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here