Newcastle United oo Xaqiijisay Saxiixa Xidiga Reer England ee Danny Rose.

0
884

Kismaayo(Idaacada Waamo) Kooxda Newcastle United ayaa Ku Dhawaaqday Xiddiga Daafaca Xulka Qaranka England iyo Kooxda Tottenham ee Danny Rose

Danny Rose Ayaa Heshiis Amaah ah ugu Biiray Kooxda Reer England ee Newcastle United Kadib Markii ay isku Dhaceen Tababarihiisii Hore ee Kooxda uu Kasoo Hayaamay ee Tottenham ee Jose Mourinho.

Xidiga Rose ayaa Kooxda Newcastle ugu Soo Biiray Heshiis 6 Bilood ah isaga oo La Shaqeyn Doono Tababaraha Kooxda Newcastle ee Steve Bruce.

Kooxda Newcastle  United oo Heysato Fursad ay Si Toos ah ugu Biiri Kara Dhamaadka Xilli Ciyaareedkan Iyaga oo Qiimo jaban Ku Heli Karo Xidiga Danny Rose.Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here