Natiijada Imtixaanadka Shahaadiga Fasalka 8-aad ee Jubbaland oo la shaaciyey

0
44

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Sanad dugsiyeedka 2023-2024. Wadarta u guud ee ardeyda ufariisatay Imtixaanka waxay gaareysaa 4349, halka wiilasha u fariisatay ay gaarayaan 2660 arday, gabdhaha ay yihiin 1689 waxaan ardaygii Kaalinta 1-aad galay uu dhigta iskuulka Waamo Stadium ee degmada Kismayo. Hadaba Agaasimaha Imtixaanaadka iyo Shaahadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee dowlada Goboleedka Jubalanda Nuur Cabdullahi ayaa wuxuu faah faahin ka bixiyay Natiijada Imtixaanadka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here