Nalalka Cadceedda ku shaqeeya oo laga hirgaliyay deegaanka Janna Cabdalle

0
30

deegaanka Janna Cabdalle ee gobalka Jubbada Hoose ayay Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Jubbaland ka hirgaliyeen nalalka Cadceedda ku shaqeeya.

Nalalka Lagu xiray deegaanka janaa cabdalle aya waxbadan ka badalay isku socodka iyo ganacsiga dwegaanka kaas oo ay dadka deegaanku si wayn u soo dhaweeyeen.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here