Nalalka Cad-ceedda ku shaqeeya oo laga hirgaliyay Deegaanka Baarka

0
267
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka gobalka Jubbada hoose iyo xubna ka socday Wasaaradda Macdanta Tamarta iyo biyaha Jubbaland ayaa waxa ay xariga ka jareen mashruuca layrarka ku shaqeeya Cad-Ceeda ku waa soo dhawaan laga hir galiyey deegaanka Baarka ee hoostaga degmada Jamaamo ee gobalka Jubbada hoose.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here