Nabaddoonno baaq Nabadeed u diray maamulka iyo shacabka degmada Bardaale

0
125

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Bardaale ee Gobolka Baay ayaa dhawaan waxaa loo dhisay markii labaad Golaha Deegaanka ee Degmadaasi, kaasi oo ka dhashay tabashooyinka xaga Koraasta kadibna ay sababtay in xiisado dagaal ka dhacaan, Bulshada Degmadaasi ayaa dareemey walwal, iyadoo loo soo jeediyay baaqyo Nabadeed.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here