Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay`adda awood siinta Naafada Qaranka Soomaaliyeed ayaa kulan ku qabatay magaalada muqdisho, iyagoona golaha Wasiirada Soomaaliya ka cosdsaday in la da-dejiyo ansixinta hindise sharciyeedka naafada qaranka.
Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.