Muwaadin ku sugan Degmada Gaalkacyo oo maxkamad kuwareejisay dhul xoog looga haystay

0
157
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xilli maxkamadaha heerarkooda kala duwan ee Galmudug ay kumashquulsanyihiin qaadista dacwadaha laxariira muranada dhulka ayay maxkamda Gobolka Mudug ee Galmudug kuwareejisay Cisman Yusuf Xaraare dhul muddo dhowrsano ah laga haystay kaasi oo ku yaalay Degmada Gaalkacyo.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here