Muwaadin dalka dib ugu soo laabta oo ka sheekeeyay dhibataada Tahbriibka

0
57

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cabdikariin Muuse Axmed waa mid kamid ah dhalinyarada magaalada Baladweyne dhowr sano kahor ayuu u tahriibay sacuudiga si uu uhelo nolol kabadan midii uu ku haaystay magaalada.

Waxaa uu tagay dhowr wadan isaga oo soo qabtay shaqooyin kala duwan isla markaana lasoo kulmay caqabado badan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here