Wararka Mus’uliin Jubbaland oo kormeer ku tagey deegaanada dhaca Waqooyiga Kismaayo. By Radio Waamo - February 20, 2025 0 16 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland iyo musuuliyiin kale duwan ayaa kormeer shaqo ku tageen deegaanada Yoontoy iyo Qaamqaam ee Waqooyiga Magaalada kismaayo. Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay. https://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2025/02/Warka-Abdinoor-Kismaayo-Musuliin-kale-duwan-oo-ka-socday-Jubbaland-oo-kormeer-shaqo-ku-tageen-deegaanada-Yoontoy-iyo-Qaan-Qaam-ee-Waqooyiga-Magaalada-kismaayo.mp3 Share this:FacebookX