Muruq maalka ku nool kamamka barakacayaasha Baydhabo oo Shaqo la’aan soo food saartay

0
60

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roobabkii deyrta ee wateen fatahaadaha El-nino ee ka da’ay dalka ayaa waxay si wada jir ah u sameyeen bulshada kala duwan ee dalka kuwaasi oo qaarkood ku barkacay magaalooyinkii ay ku noolaayeen madaama biyaha ay ahayeen kuwo xoogganaa.

Inkastoo dadka sameyeen roobabka ayaa haddana bulshada waxay ahayeen kuwo kala nugul sida dadka xoogsatada ah ee ku noolaa kaamamka barkacyaasha kuwaasi oo istaag mararka qaar waaga ugu bariyay madaama guriyahooda ay ka sameysan yihiin geedo, bacooyin iyo wax yaabo kale oo lisku xirxiray.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here