Muruq-Maalka Ka Shaqeeya Dekedda Kismaayo oo Ka Warbixiyay Shaqo Maalinleedka

0
42

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dekadda Kismaayo oo kamid ah ilaha dhaqala ee Jubbaland ayaa waxaa si joogto ah uga shaqeeya dhalinyaro badan oo muruqmaal ah. Inkasta oo ay shaqadu tahay mid adag, oo xamaali ah haddana waxay u arkaan fursad noloshooda wax ka beddeshay.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here