Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munaasabadan soo dhaweynta wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Jubbaland Aweys Maxamed Xuseen iyo wasiirad ku xigeenkiisa Marwo Faadumo,ayaa waxaa gudaha magaalada Kismaayo ku qabtay qaar ka mid ah ururada dhalinyarada ee ka dhisan degmada Kismaayo.
Waxaana ka soo qeyb galay ururada dhalinyarada ma suuliyiin ka socotay dowlad goboleedka Jubbaland iyo marti sharaf kale.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.