Munaasabadda Xuska maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed 15-ka May oo lagu qabtay magaalada Jowhar

0
31
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xuska Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed 15-May ayaa laga xusay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka shabeeelaha dhexe waxana soo agasintay gudoomiyaha ururka dhalaanyarada gobolka shabeelaha dhexe fartuun adan xefoow waxana kaso qeeb galay masuliyiinta mamulka degmada jowhar iyo xubna katirsan lawada goole ee Hirshabeelle.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here