Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose ayaa lagu qabtay munaasabad lagu Daah furayay midowga Urur waynaha shaqalaha Dowlad gobaleedka Jubbaland
shirwaynahan oo ay kumidaysan yihiin shaqalaha dowlada iyo shaqlaha rayadka isla markaana lagu ilaalinaayo badqabka shaqaalaha ayaa waxa ka soo qaybgalay furitaankiisa waasiiro xildhibaan ururda bulshada rayadka ganacsato iyo marti sharaf kale.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.