Munaasabad Xilalka loogu kala wareejinayay Taliyaal Qeybta 43-aad ah oo lagu qabtay Kismaayo

0
66

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta lagu qabtay munaasabad uu xilka kula wareegayay Taliyaha guutada 30-aad ee Qeybta 43-aad ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya Ciise Jaalle Isxaaq iyo taliyaha cusub eeĀ  guutada 30-aad ee Qeybta 43-aad ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya Ali Maxamed Nuur.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here