Munaasabad qalin jabin ah oo loo qabtay ardayda Iskuulka Maxamed Jaamac ee Kismaayo

0
438
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iskuulka Maxamed Jaamac ee Magaalada kismaayo ayaa Xaflad qalin jabin ah u sameeyey ardadii ka qalin jabisay iskuulka sanad dugsiyeedkii tagay ee 2019-2020.
Xaflada qalinjabinta ah ayaa waxaa kasoo qeyb galay masuuliyoiin kasocda wasaarada waxbarada Jubbaland,mart sharaf kale,Jaamacadaha kuyaala magaalada Kismaayo iyo waalidiintii dhalay ardayda qalinjabineysay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here