Munaasabad loogu dabaaldegayay 1,da Luulyo oo lagu qabtay Kismaayo

0
323

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Munaasabadaan oo loogu dabaaldegayay 1,da Luulyo ayaa lagu qabtay xarunta madaxtooyada Jubbaland,waxaana ka qeyb galay Madaxweynaha Jubbaland iyo mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here