Munaasabad lagu xusayay maalinta Biyaha Adduunka oo lagu qabtay Kismaayo

0
305

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Biyuhu waa aasaaska jiritaanka nolosha bani’aadanka,waaana wax laga maar-maan u ah noolaha ifka kunool oo idil Sanad walibo maanta oo kale, waxaa dunida laga xusaa maalinta biyaha adduunka. Iyadoo laxasuusan yahay in dalal badan oo dunida ku yaalo ay ladaala-dhacayaan biyo yari.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here