Munaasabad Lagu xusayay maalinka Macalinka Soomaaliiyeed oo lagu qabtay Kismaayo

0
223
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-magaalada kismaayo ayaa waxa manta lagu qabtay munasabada lagu xusaayo Maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo ku began 21 Nov oo la xuso sanad kasta,munaasabadda  ayaa waxaa soo qabanqaabisay  Wasaaradda waxbarashada dowlad goboleedka jubbalaland
Hal ku dhiga sanadka ee xaflada ayaa waxaa ay tahay  (mahadsanid macalin )
Xafalada ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiiro ka tirsan Jubbaland  agaasimiyaal , gudoomiyaasha waxbarashada gobolka ,  maamuliyaasha iskulada  iyo maclimiinta iskuulada ,Aqoon yahno ,waalidiin iyo qaar ka mid ah  Ardada dhigtaan iskuulada magaalada Kismaayo.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here