Munaasabad lagu soo dhaweeynayay Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo lagu qabtay magaalada Kismaayo

0
259
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munaasabad lagu soo dhaweynayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland ayaa  lagu qabtay Magaalada Kismaayo,waxaana ka qeyb galay bahda iyo ciyaartooyada iyo Ururada Dhalinyarada Jubbaland.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here