Kismaayo(Idaacada Waamo)Tan iyo wixii ka danbeeyay 2017,kii ma badneyn dadka Soomaalida ah ee ku shaqeyto adeegsiga Suuqa Online,ka ee Forex,hase yeeshee taa badalkeeda waxaa soo batay shirkado ka shqeeya Suuqaan oo aduunka looga shaqeysto habka Online ah.
Waxaa dhawaan Magaalada Kismaayo laga hergiliyay dhowr shirkadood kuwaasi oo kashaqeeya adeega Sarifka lacagaha qalaad ee looyaqaano forex.
magalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu daah furayay xarunta Shirkadda Hiigsi oo ah shirka Kashaqeyn Doonto Sarifka lacagta forex waxaana kasoo qeyb galay munaasabada Ganacsato,Xildhibaano iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Iidle Aadan Maxamed Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.