Munaasabad lagu daah-furayay dib u eegista Dastuurka Jubbaland oo Kismaayo lagu qabtay

0
14

Kioismqayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa lagu qabtay Munaasabad lagu daah furayay Dastuurka Jubbaland ee dib u eegista lagu sameeyay.

Munaasabada daah-furka Dastuurka waxaa ka soo qayb galay Madaxwayne kuxigeenka 2-aad ee dowlad goboledka Jubbaland.Gudoomiyaha iyo kuxigeenada Baarlamaanka Jubbland,Xildhibaano,Wasiiro iyo qaybaha kala duwan ee bulshada

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here