Munaasabad abaal-marinno lagu guddoonsiiyey arday baratay Culuum diini ah oo lagu qabtay Kismaayo

0
200
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Markaska Al-Hudda oo kamid ah Maraaklista ku yaalo magaalada kismaayo ayaa xaflad qalin jabin ah u qabtay arday baratay quraanka kariimka iyo shareecada islaamka.
Daah-furka xaflada waxaa kasoo qeyb galay waalidiin Macalimiin arday iyo marti sharaf kale ayaa waxaa abaalmarino kala duwan lagu gudoonsiiyey arday ka qalin jabisay machadka AL Hudda ee Magaalada Kismaayo.

Cawke Cali Cawil,ayaa warbixitan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here