Mu`asasada Al-Kheyraad oo Tartanka Qur’aan akhris ah ku soo gabagabeeysay magaalada kismaayo

0
139
Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Munaasabada abaalmarino lagu gudoonsiinaayey laguna soo gabagabeenaayey tartankii sanadlaha ahaa ee quraan aqriska ee Mu`asasada Al Kheyraad ayaa lagu qabtay magaalada kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ee dowlada goboleedka Jubbaland.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here