Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Mu’asasada Kheyriga ah ee Al-irshaad ee Dacwada iyo fidinta diinta islaamka ayaa Masaajidka Sheekh Cali Nuur ee Magaalada kismaayo kusoo xirtay Tartanka Qur’aanka Kariimka ayadoo Ababarino la gudoonsiiyay Ardaydii Kaalmaha hore ka gashay Tartanka Qur’aanka Kariimka.
Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.