Mowlac Dumarka Ay ku Tukanayaan Salaadaha Tahajudka & Taraawixda oo Laga Furay Jowhar

0
39
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xaafada Kulmis Laanta Buula Makino Waxa Aay Ka Mid thy afarta Xaafadod ee Magaalada jowhar, Xafadan Waxa Ku Yaala Ilaa 3 Masjid Kuwa oo anan Lahayn Goob Gaar ah Oo aay saladu Ku Oogan Dumarka Waxana Marki Ugu Horeysay Laga Hirgaliyey Mowlac Ay Dumarka Ku Tuktan Salaada Inta Lagu Gudo Jiro Bishani Barakeesan ee Ramadan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here