Miraha seytuunka oo sare u kacay Suuqyada Qudaarta magaalada Jowhar

0
63
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Seytuunka waa mid kamdi ah qudaarta aadka loo isticmaalo, mar si caadi ah ayaa loo cunaa marna cabitaan ayaa laga shiitaa.
Suuqyada Qudaarta magaaladda Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Horshabele ayuu gabaabsi ka noqday miraha geedka loo yaqaano seytuunka kaas oo waayadii hore si weyn loogu iibin jirey.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here