Midowga Dhalinyarada Cagaarsan oo wacyigalin iyo dhiirigalin ah ugu tagay dadka ku dhaqan Deegaanada Waqooyi Kismaayo

0
56
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Midowga Dhalinyarada Cagaarsan oo kamid ah urarada ka jiro magaalda kismaayo ayaa Barnaamij wacyigalin iyo dhiirigalin ah ugu tagay dadka ku dhaqan deegaanada Waqooyi ee magaalada Kismaayo gaar ahaan deegaanada ku teedhsan Wabiga Jubba.
Ujeedka Wacyi galinta ayaa ahaa sidii dadka ku dhaqan deegaanada ku teedhsan wabiga looga wacyi galin lahaa sidii ay isaga ilaalin lahaayeen fatahaadaha iyo daadadka xiligan ka dhashay roobabka deyrta guud ahaan dalka.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here