Midowga Dhalinyarada Cagaarsan oo dhiirra-galin ugu tageen Beeralayda waqooyiga Kismaayo

0
26

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Ururka Dhalinyarada Cagaarsan ayaa Beeralayda deganada dhaca waqooyiga kismaayo gaar ahaan Degaanka Buulo Guduud ugu tagay boqasho ay ku dhiiri galinayeen beeralayda isla markaana ay ugu kuur gali lahayeen qobka ay wax u beertaan iyo caqabadaha ay ka la kulmaan Beerashada iyo beec-gayntaba.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here