Midowga Ardeyda Jaamacadda Daha oo qabatay Xafalada caleema saarka Madaxweynaha 6-aad ee Jaamacadda

0
57
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Midowga Ardeyda Jaaamacadda Daaha farceed magaalada Kismayo ayaa waxaaa ay xafalada caleeemo saar ah u qabteeen hogaamiyaha cusub ee ardeyda jamacadda Daaha .
 
Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay ardeyda wax ka dhigta jamacada Daha,musuliiin ka tirsan wasaradda waxbarshada Jubbaland iyo marti sharaf kale.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here