Midowga Ardayda Jaamacadda Kismaayo oo qabtay doorashada Gudoomiyaha iyo kuxigeenkiisa Midowgaasi

0
56

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Midowga Ardayda Jaamacadda Kismaayo ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday dar-dar galinta doorashada Hogaanka Midowga Ardayda Jaamacadda Kismaayo, sida Gudoomiyaha iyo Gudoomiye kuxigeenka Midowga Ardayda Jaamacadda Kismaayo.

Labada xil ayaa ku tartay ilaa 6 Musharax oo kala duwan kuwaa mid kamid ah ay gabadh tahay, Musharixiinta 3 kamid ah waxay ku tartameen kursiga Gudoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Kismaayo halka 3-da Musharax ee kale ay ku tartameen kursiga Gudoomiye kuxigeenka Midowga Ardayda Jaamacadda Kismaayo.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here