Midowga Ardayda Jaamacadaha Jubbaland oo doortay Gudoomiye

0
288

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munaasabaddaan oo ay soo qaban qaabiyeen ardeyda wax ka barta Jaamacadaha ku yaallo Jubbland ayaa waxaa lagu qabtay magaalada kismaayo.

Waxaana ka soo qayb galay Senatarro,mas’uuliyiin ka socotay Jamacadaha   kismaayo iyo agaasimaha waaaxda farsamada gacanta Jubbland.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here