Culimada Magaalada kismaayo oo Bulshada ugu baaqay inay is caawiyaan

0
33

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Is-caawinta bulshada waa mid kamida  tiirarka horumarka iyo wadajirka nolosha. Bulsho walba oo dadkeedu is-caawiyaan waxay gaaraan horumar dhaqaale, mid bulsho iyo mid aqooneed. Marka qof walba uu ka qeyb qaato wax u qabashada kuwa Nugul, waxaa abuurmaya kalgacayl, isku duubni iyo horumar waara waa dhaqan suuban oo ku salaysan diinteena Islaamka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here