Midawga Ardayda Jaamacadaha Kismaayo oo Guddoomiye doortay

0
267

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose lagu qabtay doorashada gudoomiyaha midowga ardayda Jaamacada Magaalada Kismaayo taas oo sanadkiiba mar laqabto .

Qabashada xilka gudoomiyaha midowga ardayda Jaamacada Degmada Kismaayo oo ay ku tartamayeen ilaa 4 musharax  oo ka kala socday Jaamacada Magaalada Kimsaayo ayaa waxaa ku guulaystay Maxamuud Cali Samoow.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here