Maalmihii la sodhafay degmada Diinsoor ee Gobalka Baay waxa kasocday dagaal u dhaxeya lawa belood oo walala kuwaas oo halkaas wada dega, waxaana isa soo tarayay baaqyada Nabadeed ee lodirayay belahaas walalaha ah si lojojiya dhiga dadanaya iyado lagu guda jira bisha barakeeysan ee ramadaan.
Nabadoon Barre Garweyne oo kamida Odayasha Dhaqaka deegaanada Jubbaland ayaa baaq Nabadeed u diray beelo walaala ah isagona ugu baaqay baaqay in si shuruud la`aan ah loo joojiyo colaadaasi.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.