Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hodan Axamed Sahal oo kamid ah Haweenka Barakacayaasha kunool kaamka Guud-laawe ee Magaalada Baladweyne ayaa kaamka ku dhexe abuurtay fursad ganacsi oo yar,kaasi oo nolosha Qoyskeed kamaarayso.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.