Mid kamid Gabadhaha ku nool Baladweyne oo la timid hal-abuur cusub

0
30

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaliima Cabdi Maxamed oo kamid ah Haweenka magaalada Baladweyne ayaa la timid hal abuur ganacsi iyadoo soo saarta ama sameysa kareemada jirka lamarsado.

Kareemada ay soo saarto Xaliima Cabdi ayaa ka sameysan nuucyo kala duwan oo ka mid ah dhirta ka baxda Dalkeena.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here