Mid kamid ah Xildhibaan Jubbaland oo agab waxbarasho gaarsiiyey deegaanada Fuumo iyo Suuban-Salaamo.

0
55

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xildhibaan Maxamuud Axmed Warsame oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa agab waxbarasho gaarsiiyey Ardayda ku nool deegaanada Fuumo iyo Suuban-Salaamo ee dhaca Koonfurta magaalada Kismaayo.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here